Cumar Filish & Wasiiro ka tirsan Xukuumadda oo ka wada hadlay arrin xasaasi ah (Sawirro)

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Max’uud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula qaatay xubno ka tirsan golaha wasiirada xukuumada Somalia. Wasiirada ka qeyb galay kulankan waxaa ka mid ahaa Wasiirada Caafimaadka, Gargaarka, Warfaafinta iyo Wasiir ku-xigeenka diinta iyo Awqaafta Kulanka ayaa waxaa looga hadlay dadaalada lagu dardargalinayo … Continue reading Cumar Filish & Wasiiro ka tirsan Xukuumadda oo ka wada hadlay arrin xasaasi ah (Sawirro)